Arday danyar ah oo fursado waxbarasho ka iskuulka SIGMA ee Baladweyne

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badab 250 Arday oo iskugu jirto danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo bilaash ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe ee sigmo.

Ardayda ayaa awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarshada kuwaas ka soo jeedo qoysas danyar ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa