Diyaaraddii ugu horreysay oo ku diiwaan gashan magac Soomaaliyeed oo bilaabeysa duulimaadyo caalami ah

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad xariga looga jarayay dDiyaaraddii ugu horreysay oo ku diiwaan gashan magac Soomaaliyeed ayna leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed ayna ka shaqeyn doonaan dad Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaardaha Aaden Cade ee Magaalada Muqdisho.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya