Degmada Xudur oo lagu qabtey Kulan Dhaqaale Loogu Aruurinaayey Horumarinta Degmada.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munnaasbaddan oo ay ahayd daah-furka dhaqaale uruurinta horumarka Degmada Xudur, waxaana sido kale ka qeyb galey qeybaha kala duwan ee Odayaasha dhaqanka, Dhalinyrada, Haweenka, iyo Gancsatada deegaanka iyo Maamulka

Guddoomiyaha Degmada Xudur oo ka hadlay Munaasabadda ayaa Guddiga ku wareejiyey lacagtii $20,000-Dollar ee ay soo ansaxiyeen Golaha deegaanka oo bilow u ah qaaraan Bulshada laga soo uruurin doono, oo la doonaayo in lagu dhiso waddo laami ah ee dhex-marta bartamaha magaalada Xudur.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya