Ceelbiyood baahi badan loo qabay oo laga dhagax dhigay Deegaanka Banaaney ee Degamada Baladxaaw.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degamda Baladxaawo mudane Cabdicasiis Xareed Cabdulahi iyo xubno ka mid ah maamulka degamda ayaa dhagax dhigay Ceel biyood casri ah oo laga hirgalinayo Deegaanka Banaaney oo hoostago Degmada Baladxaawo.

Ceelkan oo ay dhisayso ha’ayadda Unicef ayaa waxaa loogu talagalay in ay ka cabaan bulshada ku nool Deegaanka Banaaney iyo degaanada hoos yimaada Degamda Baladxaawo.

Maamulka Degmada iyo dadka degaanka ayaa soo dhaweeyay qodida ceelkan oo muhiim u ah Nolosha aasaasiga ah ee dadka Deegaanka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya