Beelo ku Dagaalamay Gobalka Mudug Oo lagu guuleystey in Xabad joojin la dhax dhigo.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi isugu jira Wasiiro , Xildhibaano , Saraakiil Ciidan iyo Maamulada heer Gobal iyo heer Degmo oo ka kala socday Galmudug iyo Puntland kuwaas oo ku baxay joojinta Dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay inta u dhaxaysa Goldogob iyo Saaxo-Wanaag gaar ahaan aagga Labada Maygaag.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa