Shacabka Degmada Waajid Oo Bogaadiyey dadaalada lagu Horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha.

0
9

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Gooobo dhul weyn oo banana ah oo uu uga talagalay in laga dhiso Jaamacad iyo iskuul ayaa waxaa Bulshada Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ku sameeyeen qashin gur iyo xaaqis.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa