Barnaamij loogu magac-daray bulsho kaab oo laga daah-furay magaalada Muqdisho.

0
19

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daahfurayay barnaamijka bulsho kaab oo ah mid lagu fududeenayo guurka da,yarta soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho ee caasimada dalka.

Waxaana mashruucaasi iska kaashadeen bankiga som bank iyo shir kada ezahom.waxaana kaso qaybgalay aqoonyahano dhalinyaro waxgarad iyo masuuliyiiin ka tirsan dawlada fedraalka Somalia.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa