Tababar ku saabsan daryeelka hooyada iyo dhalaanka oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  Jubbaland  ayaa maagaalada Kismaayo tababar muddo 45 cisho ah socday usoo xiray qaar ka mid ah  gabdhaha ka shaqeeya Barnaamijka  Daryeelka Hooyada iyo Dhalaanka ee Marwo Caafimaad

Tababarkan intii uu socday ayaa gabdhaha ka faa’idaystay lagu siiyay casharo  sare loogu qaadaayay aqoontooda caafimaadka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya