Shacabka Deegaanka Buula-Xarbooy Oo dalbaday in Ceelbiyood loo dhiso

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaaraha soo lalaabtey iyo roobabka xoogan ee dadka sameeyey ayaa saameyn ku yaashey dadka beeraleyda ah ee ku nool tuulada buula horbow ee hoosta degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan waxaana dadka ku nool tuuladaasi ay hada wajahayaan daruufo kala duwan oo dhanka nolasha ah.

Guddoomiyaha tuulada Axmed Ciise Xasan ayaa kawarbixiyey baahiyaha ka jira tuulada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya