RW ku-xigeenka dalka oo Daah-furay Naqshadeynta biyo mareenada Muqdisho.

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Gobalka Banaadir Maanta ka daahfuray Mashruuc lagu dhisaayo laguna naqshadeynaayo bulaacadaha iyo goobaha biya-mareenada ah ee Magaalada Muqdisho.

Mashruucan ayaana qeyb ka ah Wajiga Labaad ee Mashruuca Nagaad ee lagu taageerayo Caasimadaha Maamulada Dalka ka jira iyo sido kale Caasimadda Muqdisho waxaana Maamul Wasaaradda Howlaha Guud dibu dhiska iyo Guriyaynta Dowlada Soomaaliya.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaaya