Dad u soo ritay cudurka shuban biyoodka oo la dhigay Isbitaalka Magaalada Baraawe.

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cusbitaalka guud ee magaalada Baraawe ee caasimada mamulka Koonfur Galbeed ayaa lasoo gaarsiyay in ka badan 10 quf oo soo ritay cudurka shuban biyoodka.

Dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ayaa isugu jiro Haween,Caruur iyo wayeelo kuwaasi oo ku noola degaano hoosyimaada magaalada Baraawe ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa