Dib u dayactir Lagu bilaabey Wadooyinka Deegaanka Biyo-Cadde Gobolka Shabeelaha Dhexe.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bartamaha Suuqa ee Deegaanka biyo Cade ee gobolka shabellaha dhaxe ayaa waxaa lag bilaawey dhismo iyo dayactir lagu sameynaayo wadooyinka degaaqnkaasi kuwaasi oo ku bur burey robabaka guga ee dhowaan ka dacey degaanka.

Hadaba arintaani ayaa waxey ku timid iskaashi xoogan oo ay sameyeen maamulka Degaanka biyo cade iyo bulshada Deegaankaasi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa