SoDMA iyo Hay’adda IHH oo kamid ah Hay’adaha Samafalka Turkiga oo kala saxiixday heshiis.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo hay’adda IHH oo kamid ah hay’adaha samafalka dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan xoojinta gargaarka bini’aadannimo, tayeenta iyo Tababarada Shaqaalaha hay’adda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya