Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Jubbaland oo kawarbixiyay howlaha shaqo ee Wasaaradda

0
18

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdullaahi Cali Faarax Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland oo wareysi siiyay Warbaahinta ayaa faah-faahin ka bixiyay howlaha shaqo ee Wasaaradda waxaana uu sido kale Agaasimuhu ka hadlay Ahmiyada Dhoofka Xoolaha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya