Wax soo saarka Beeraha ee Deegaannada Galmudug oo horumar sameeneya.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada Galmudug oo inta badan aan hore looga aqoon wax soo saarka beeraha oo dallagyada laga isticaamalana laga keeni jiray meelo kale oo ka mid ah gobolada direska la ah ayaa hadda soo fahmaya ahmiyadda beerista iyo inay jiraan goobo ku haboon beerista iyo waxsoosaarka.

Cabdirisaaq Sheekh Maxamed Cardoofe oo ah xogeeyaha guud ee ururka dhaqdhaqaqa iskashadata beeraha iyo xoolaha ee deganada galmudug ee marka magacooda laso gabiya loyaqana (udhig) ayaa mamulka galmudug ka codsaday inay beraleeyda ka caawiyaan dhinaca agabka iyo daawada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa