Haween ku nool Baladweyne oo abuurtay ganacsi si dhaqaale uga sameeyeen.

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool Haween badan oo ka ganacstada Bagaashka noocyadiis kale duwan iygoo nololsha Qoysaskood ka maareeyaan lacgaha ay ka helaan.

Haweenkaan ayaa bagaashka ay iibiyaan waxaa kamid ah Oomada shaampada ninac iyo bustada abuu waladka iygoo ku gancstadaan suuqa firshada ee magaalada Baladweyne.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya