Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dabaylaha laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan Deegaanada Xeebaha.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobabka guga oo si wayn uga curtay guud ahaan dalka gaar ahaan deegaanada dowlad goboleedka jubaland islamarkaana dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa waxaa soo baxayaa digniino ay bixinayaan hayadaha maareenta masiibooyinka kuwaasi oo ka digaya dabeylo laga cabsi qabo in waxyeelo ay kasoo gaarto bulshada.

Hay’adda mareenta masiibooyinka qaranka soomàaliyeed ee sodma ayaa soo saartay digniinta duufaanta laali oo si xawaara leh ku socotaa.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa shacabka faray inay qaataan Aawaamiirta ka soo baxeysa Hay’adaha kana fogadaan Xeebaha iyo goobaha biyo mareenada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya