Dowladda Soomaaliya oo dhawaan fureysa Waddooyin muhiim ah oo sanado Dhagaxaan ku go’naayeen.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawlada Somalia ayaa dhawaan qorsheenaysa inay furto qaar kamida wadooyinka muhiimka ah ee ku yaala degmooyinka gobolka baanadir ee dhagaxanta ay ku goanyihiin.

Qorshaha ayaa ah mid dhagaxaanta ku xidhan looga qaadayo jid cadayaasha waawayn ee adegsigooda muhiimka u yahay isku socodka gaadiidka iyo bulshada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa