Burburka iyo daadadka dhax fadhiya jidadka oo sameyn ku yeelatay bajaajleyda Baladweyne.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka mooto bajaajka ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ay dhibaato ku qabaan marista wadooyiinka maadamaa fatahaada Wabiga Shabeele uu burbur u geeystay wadooyiinka.

Qaar kamid wadooyiinka xaafada Howl wadaag , Kooshin iyo Xaawo taako ayaa buuxiyay fatahaada taasi oo keentay in ay adkaato gelisteeda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa