Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka hadlay muhiimada ay leedahay wacyigalinada laxaiira caafimaadka.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wacyigalinta arimaha caafimaadka ayaa ah mid kaalin muuqata ka qaadan karta daryeelka iyo fayadhowrka bulshada si looga hortago cudurada sida fudud ku faafi karaa.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta ku nool degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay muhiimada ay bulshada u leedahay wacyigalinta arimaha caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya