Shir-weynaha sanadlaha ee Midowga Jaamacadaha Soomaliyeed ee 2024 oo Muqdisho ka furmay.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirwaynaha sanadlaha ee midowga jamacada sooomaliyeed ayaa maanta kafurmay magalada muqdisho, shirkan oo socon doona 3da maalin ee soo socota ayaa waxaa furitaankiisa ka qayb galay masuuliyii kala duwan oo ay kamid yihiin gudoonka iyo xubnaha midowga jamacadaha hogaanada ururka arimaha bulshada, bahda waxbarashada xildbinano katirsan BJfs wasiirka wasarada waxbarshada soonaliya iyo marti sharaf kale waxaana kulanka diirada lagu saarayay wax qabadka sanadkii dhamaaday iyo himilooyinka sanadkan 2024.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya