Gabdhaha wax kabarta xarunta farsamada gacanta hablo kaab oo kawarbixiyay waxyaabaha ay bartaan.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka kunool magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa mudooyinkan dabe si wayn ugu soo biiraya goobaha lagu barto farsamada gacanta si ay wax uga bartaan.

xirfadaha ay bartaan gabdhaha ayaa waxa kamida karinta dharka, qurxinta haweenka, harqaanka iyo xirfado kale.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa