Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Villarreal

0
176

Zinedine Zidane liiska uu magacaabay ee xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay habeen dambe soo dhaweyn doonaan kooxda Villarreal waxaa hoggaaminaya xiddigaha kala ah kabtanka kooxda ee Sergio Ramos, Karim Benzema, Vinícius Júnior .

Laakiin taasi badelkeeda waxaa Liiskan uu ku dhawaaqay tababare Zidane ka maqan, xiddigaha kala ah Eden Hazard, Toni Kroos, Dani Carvajal iyo Lucas Vázquez.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka ay habeen dambe soo dhaweyn doonaan kooxda Villarreal:

Image