Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 20-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Elche

0
249

Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid kulanka ay bari soo dhaweyn doonaan kooxda Elche waxaa hoggaaminaya kabtanka kooxda ee Sergio Ramos, Eden Hazard iyo Karim Benzema,.

Laakiin taasi badelkeeda waxaa Liiskan uu ku dhawaaqay tababare Zidane ka maqan xiddigaha kala ah, Marcelo iyo Dani Carvajal, balse Zidane ayaa heli kar dhamaan adeegyada xiddigahiisa kale.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka bari ay kula ciyaari doonaan naadiga Elche horyaalka La Liga:

Image