Zidane oo shaaciyey liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya kulanka Inter Milan ee Champions League… (Yaa ka maqan yaase ku soo baxay?)

0
220

Real Madrid ayaa ku booqan doonto kooxda kubadda cagta ee Inter Milan garoonkeeda Giuseppe Meazza, waxaana liiska uu ku dhawaaqay macallin Zinedine Zidane ka maqan weeraryahanka reer France ee Karim Benzema iyo kabtanka kooxda Sergio Ramos.

Laakiin taasi badelkeeda waxaa liiska xiddigaha kooxda Real Madrid markale dib ugu soo laabtay xiddiga reer Brazil ee Casemiro, kaasoo ka soo fiicnaaday caabuqa Korona Fayras, waxayna dhiirogalin weyn u tahay soo laabashadiisa khadka dhexe ee naadiga Los Blancos.

Halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Rela Madrid uu ku dhawaaqay tababare Zinedine Zidane kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka ay habeen dambe booqanayaan Naadiga Inter Milan ee tartanka Champions League:-

Image

Gool FM.