Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Fistula-da hooyada waa dhaawac caafimaad oo dhaca inta lagu jiro dhalmada, gaar ahaan
marka dhalmadu ay adkaato ama ay qaadato saacado badan iyadoo aan la helin gargaar
caafimaad. Waxay keentaa in xididada kaadiheysta iyo mindhicirka ay dillaacaan, taas oo
keenta in hooyadu si aan la xakamayn karin kaadi ama saxaro u soo daayso.
Cudurkan wuxuu sababayaa ceeb, go’doon bulsho, iyo xanuun nafsi ah iyo mid jir ahaaneed oo
culus.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya