Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mawduuca Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, 8-da Maarso 2023 waa, “DigitALL: Hal-abuurnimo iyo tignoolajiyada sinnaanta jinsiga”. Mawduucani waxa uu la socdaa mawduuca mudnaanta leh ee Kalfadhiga 67aad ee soo socda ee Guddiga Qaramada Midoobay ee Xaaladda Haweenka (CSW-67), “hal-abuurka iyo isbeddelka tignoolajiyada, iyo waxbarashada da’da dhijitaalka ah si loo gaaro sinnaanta jinsiga iyo awood-siinta dhammaan haweenka iyo gabdhaha”.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya