Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka oo maanta ku beegan.

0
82

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Deegaameynta Aadduunka ayaa la xusaa maalinta Isniinta ee ugu horreysa bisha Oktoobar sannad kasta, waxaana Qaramada Midoobay u aqoonsatay inay ka tarjumeyso xaaladda magaalooyinka iyo xuquuqda aasaasiga ah ee dhammaan inay helaan hoy ku filan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay