Xuska maalinta Deegaanka Aduunka oo Kismaayo lagu qabtay.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Degaanka iyo isbadalka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka oo sanadkiiba mar xilligaano kale dunida laga xuso
Iyadoo hal ku dhiga sanadkan yahay dabargoynta bacahay iyo balastiga.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro, Xillibaano, Maamulka Degmada, ururada bulshada rayidka iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya