Xuska Maalinta ciribtirka xanuunka Isku-furanka Haweenka oo lagu Qabtay Muqdisho

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru dowlaha wasaaradda Caafimaadka iyo xildhibaano ka tirsan labada gole ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee ciribtirka xanuunka Isku-furanka Haweenka.

Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sida ay muhiim u tahay ilaalinta Caafimaadka iyo Hooyooyinka la dhibaatoonaya xanuunkan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya