Xuska Maalinta Caalimiga ah ee Bini’aadanimada oo lagu qabtay Degmada Luuq.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xuska Maalinta Caalimiga ah ee Bini’aadanimada Aduunka oo lagu qabtay Degmada Luuq  ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxwayne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden iyo sido kale Masuuliyiin kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya