Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay 24-ka Janaayo inay tahay maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, iyadoo loo dabaaldegayo doorka waxbarashada ee nabadda iyo horumarka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan inooga diyaariyay