Xuska Maalinta Caalamiga ee Ka Hortaga Gudniinka Fircooniga oo maanta ku beegan.

0
182

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudniinka fircooniga ah (FGM) wuxuu ka kooban yahay dhammaan hababka ku lug leh wax ka beddelka ama dhaawaca xubinta taranka haweenka sababo aan caafimaad ahayn waxaana loo aqoonsan yahay caalami ahaan xadgudub ka dhan ah xuquuqda aadanaha ee gabdhaha iyo Haweenka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya