Xuska maalinta caalamiga ee dadka indhoolayasha ah oo maanta ku beegan.

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta indhoolayaasha adduunka ayaa laxusaa sanad walba january afarteeda

Maalintan ayaa waxaa ay u adeegtaa dadkaan qaba baahida laxariirta dhanka indhaha waxeyna xasuusin muhiim ah galisaa dadka larabo in ay taageeraan si bulshada la nool arag la’aanta ay harumar badan oo dhanka waxbarashada u sameeyaan.

Maalinta Braille ee Adduunka 2024 Waxay ujeedadeedu tahay in kor loo qaado akhris-qoraalka indhoolayaasha oo ay xoogga saarto xuquuqda dadka aragga naafada ka ah gaar ahaan macluumaadka, waxbarashada, iyo dhaqanka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya