Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo waxay aqoonsan tahay in luuqadaha badan ay ku hormarin karaan ka mid noqoshada, Yoolalka Horumarka Waara ee ‘diiradda la saarayo UNESCO waxay rumeysan tahay in waxbarashadu, iyadoo lagu saleynayo luqadda koowaad ama afka hooyo, ay tahay in laga bilaabo sannadaha hore maadaama daryeelka carruurnimada hore waxbarashaduna tahay aasaaska barashada.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa