Xuska maalinta caalamiga ah Furdooyinka Aduunka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubaland, Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, iyo masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha Jubaland.

Munaasabadda, oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo, waxaa kasoo qeyb galay ganacsato, odayaasha dhaqanka, dhalinyaro, haween, Ururada bulshada rayidka ah, iyo shaqaalaha Wasaaradda.

Madaxweyne ku xigeenka 2-aad oo Munaasabadda daah furay ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda koboca dhaqaalaha, gaar ahaan dhanka kastamyada, isagoo mahadnaq u jeediyay shaqaalaha Wasaaradda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya