Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha Aduunka oo loo dabaal dagay.

0
254

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta oo kale loo dabaaldegaa sanad kasta,sandkaan 2021 waxaa uu kusoo beegmay sanad uu shaqo badan qabtay raadiyuhu maadaaba uu dunida uu kadilaacay cudurka Covid-19 Raadiyuhuna waxaa uu kaalin muuqta kaqaatay sidii ay dadka loo wacyi galin lahaa.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya