Xuska Maalinta Braille-ka Aduunka oo Maanta ku beegan.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka naafada ah – hal bilyan oo qof oo adduunka oo dhan ah – way ku yar tahay inay helaan daryeel caafimaad, waxbarasho, shaqo iyo ka qaybgalka bulshada. Waxay aad ugu dhow yihiin inay ku noolaadaan faqri, la kulmaan heerar sare oo rabshado ah, dayacaad iyo xadgudub, waxayna ka mid yihiin kuwa ugu badan ee la takooro bulsho kasta oo ay dhibaatadu saamaysay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya