Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan lagu xusayay maalinta talaalka Adduunka ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas,uuliyiin ka socotay wasaaradda caafimaadka hirshabelle, Qaar ka mid ah Bahda caafimaadka , Maamulka Heer degmo, heer gobal iyo qaar kamid ah bulshada rayidka ee munaasabada lagu casuumay.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya