Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha dowlad goboleedka jubaland mudane maxamed Ibrahim ogle oo wakiil ka ahaa wasiirka caafimaadka jubbaland islamarkaana ay weheliyeen wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka jubaland iyo sido kale iskuduwaha wasaarada caafimaadka jubaland ee degmada luuq ayaa maanta kormeeray isbitaalka guud ee Degmada luuq oo ay jiifaan bukaano la ildaran xanuuno kala duwan kuwaasi oo mid mid u dul istaagay wasiirka islamarkaana uu ka wareestay xaaladooda caafimaad.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya