Xoolaha laga raro Magaalada Baladweyne oo sara u kac ku yimid.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiran oo inta badan laga raro xoolaha laga dhoofiyo dekeddaha Boosaaso iyo Berbera ayaa xiligan laga dareemaya sara u kac ku yimid qiimaha xoolaha gaar ahaan ariga iyo Lo’da.

Ganacsatada iibisa Xoolaha ayaa sara u kacan u sababeeyay inuu bilowday dalabka xoolaha loo dhoofiyo Itoobiyo, Yemen iyo Kuwait.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa