Xoola dhaqatada iyo beeraleyda Degmada Dhoobley oo loo qabtay Tababar.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca sugnaanta cuntada iyo adkaysiga ee FSRP oo ay si wada jir ah u Fulinayeen Wasaraadda Beeraha iyo Wasaraadda Xanaanada Xoolaha Jubbalaand ayaa si rasmi ah looga daahfuray Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

kulanka daahfurka howlaha Mashruuca ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Degmada Dhoobley iskaashatada beeralayda, Wakiilo ka socday bulshada qaybaheeda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa