Xoola dhaqatada Degmada Ceelberde oo codsaday Talaalka Xoolaha.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoolo-dhaqatada Degmada Ceelberde Ee Gobolka Bokool ayaa sheegaya in baahi u qabaan in xoolahooda helaan Tallaal iyo daaweyn degdeg ah, si looga hortago Cudurro halis ah oo ku dhici kara Xoolaha, maadaama lagu jiro Xilli kulul maadama aysan helin Wax Talaal iyo Daawo ah si Xoolaha loo badbaadiyo.

Ceelasha ay biyaha ka Cabaan xoolaha Deegaanka ayaa kuwa mararka qaar halis Caafimaad uga imaan karta Daaweyn la,aan iyo Kuleylka jira dartiisa waxaa halkaasi booqdey iskuduwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha KG Ee Degmada Ceelberde si uu ogaado xaalaada ay ku sugan yihiin xoola dhaqatada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa