Xoola dhaqatada Deegaanka Awdiinle oo dalbadey Daaweynta Xoolaha.

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurada ku dhaca Xoolaha Nool gaar ahaan Geela iyo Lo,da ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshaa Ganacasiga Suuqa Xoolaha ee Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, sida ay sheegeen Gnacastada Xoolaha ee Suuqaasi Maadama ay yeraadeen Geelii iyo Lo,adii loo iibgeyn jirey Suuqaasi.

Xoola dhaqatada Deegaanka Awdiinle ayaa dalbadey Daaweynta Xoolaha Xanuuna kaga dhacay.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa