Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkani oo Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland u qabatey qaar ka mid ah dadka garab Raratada ah ee ku nool Magaalada Boorama kaasoo socdey Mudo lex Maalin ah, ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa Mid kor loogu qaadayo Tayada iyo Badbaadada dad kale ee soo saara Macdanta.
Waxaana dadkii ka qeyb galey gaba gebada Tababarka lagu wareejiyey Aqab loogu tala galey Waqtiga Howlgalka ee macdan qodista iyadoona ay goob joog ka ahaayeen xiritaanka Wasiirka Macdanta Somaliland Maamulka Degmada Boorama iyo Mas’uuliyiin kale.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa