Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-SXoghayihii Hore ee Maaliyadda Ingriiska, Nadhim Zahawi, ayaa sheegay in ku dhawaad shan milyan oo geni uu ku bixiyay heshiis xagga canshuuraha ah laba sano ka hor.
Waxa xilka guddoomiyaha xisbiga Muxaafidka laga eryay sanadkii hore ka dib markii baaritaan xagga anshaxa ah lagu ogaaday inuu ku guul daraystay inuu sheego xog xagga cashuuruha ah mar uu baaritaan ku socday.
Mr Zahawi waxa uu sheegay in Hay’adda Dakhliga iyo Canshuurha (HM Revenue) ay ogaadeen in ay ahayd qalad “taxadir la’aan ah”.