Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xog-hayaha Ururka Naafada Caasimadda Galmudug Axmad Ciise Cabdi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dadka naafada ahi ay dhib ku qabaan marista waddooyinka biyuhu fadhiyaan, waxa uu maamulka Dhuusamareeb iyo shacabkaba ugu baaqay in wax laga qabto biyaha magaalada Fariista isagoo codsaday in la furo kannaallada biyaha loogu tala-galay ee Magaalada dhexdeeda ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya