Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Isutaga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ ayaa wada dadaalo ku aadan sidii tababaro ku filan u heli lahaayeen Wariyaasha Soomaaliyeed iyadoona sanadkaan 2023 deegaankada Koonfur Galbeed ay ka qabeteen Tababaro badan oo ay ka faa’iideysteen wariyaasha iyo qeybaha kala duwan ee ururada bulshda.
Faarax Cumar, xoghayaha guud ee FESOJ ayaa sharaxaya tababarada lagu qabtay deegaanada Koonfur Galbeed iyo muhiimada ay lahaayeen.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya