Xog aruurin ku saabsan saamaynta isbadalka cimilada oo laga sameeyay deegaanada Jubaland.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlada Goboledka Jubbaland ayaa deegaanada Jubbaland ka sameysay xog aruurin ku saabsan saamaynta ka dhalatay isbadalka cimilada.

Meelaha xog aruurinta laga sameeyay waxaa kamid ah Gobolka Gedo iyo Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan magaalooyinka uu maro wabiga Jubba.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya