Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ay kamid tahay Magaalooyinka kulul ee Dalkeena ahan Magaalo xuduudeed kala qeybisa Soomaaliya iyo Kenya.
Qeybo badan oo Magaalada ayaa ku tiirsan ka faa’iideysiga Soolaarka Cadeeeda ku shaqeeya taasi oo Shaqo abuur u noqday Dhalinyaro ku nool Dhoobley.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya